HAYAANNEWS.NET
Liverpool Oo Arsenal Ku Qabtay Rikoodhe + Man.United Oo Fara-ciddidood Ku Baxsatay
October 30, 2019 - Written by admin

Kooxda Liverpool oo da’ yar u badneyd ayaa u soo baxay wareega sideed dhamaadka Carabao Cup ka dib markii ay rigoore 5-4 kaga badiyeen kooxda Arsenal oo xiddigo waa weyn ay u badnaayeen kuwaasoo marti ku ahaa Anfield iyadoo 90kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo dhamaatay barbaro 5-5 ah.

Tababare Jurgen Klopp ayaa ku faa’iday qamaarkii uu ku galay xiddigaha da’da yar ee uu ku soo bilaabay kullanka caawa kuwaasoo barbaro 5-5 ku qabtay kooxda Unai Emery, iyadoo rikoodhihii la isla aaday uu Arsenal mid ka khasaariyay Dani Ceballos halka da’ yarka Jones uu Liverpool u dhaliyay rikoodhaha guusha.

Dhinaca kale, kooxda Man.United ayaa 2-1 kaga badisay kooxda dhigeedda ah ee Chelsea.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews