HAYAANNEWS.NET
Madaxweyne Trump Oo Shaaciyay In Suudaan Iyo Israa’iil Ay Xidhiidhkooda Soo Celiyeen
October 23, 2020 - Written by admin

Suudaan ayaa dib u soo celineysaa xidhiidhkii ay la lahayd Israa’iil, sida uu shaaciyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Trump wuxuu Suudaan ka saaray liiska dalalka maalgeliya argagixisada si cunaqabateynta dhaqaale looga qaado.

Madaxweyne Trump wuxuu sidoo kale sheegay ‘ in ugu yaraan shan dal oo kale oo carbeed’ ay doonayaan in heshiis nabadeed ay la galaan Israa’iil.

Waxay arrintani imaaneysaa,kaddib markii Imaaraatka Carabta iyo Baxreyn ay heshiis nabadeed la galeen Israa’iil.

Labadaas dal ayaa noqonayaa dalalkii ugu horreeyay Bariga dhexe ee aqoonsado Israa’iil muddo 26 sano gudahood.

Urddun waxay heshiis nabadeed la gashay Israa’iil sanadkii 1994-tii halka Masar ay heshiis la saxiixatay Israa’iil sanadkii 1979-kii.

Madaxweyne Erdogan oo si kulul uga hadlay heshiiska Imaaraatka iyo Israa’iil

Heshiisyada ay gaadhayaan qaar ka mid ah dalalka carabta iyo Israa’iil waxaa dhaleeceeyay Falastiiniyiinta oo u arko in la khiyaamay.

Waddamada carabta ayaa horre heshiiska Israa’iil ku xidhay shuruudda ah inay isaga baxdo dhulka ay xoogga ku qabsatay kaddib dagaalkii 1967-dii.

BBC SOMALI

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews