“Madaxweynuhu Wuxuu Keenay Khudbad Boro-bagaando Ah, oo aad Moodo Inuu Doorasho Ku Galayo” Xildhibaan Cabdiqaadir

Hargeysa(Hayaannews) Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa naqdiyay khudbad sannadeedkii dastuuriga ahayd 2019 ee uu maanta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka hor-jeediyay labada Golle Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada.