“Markii Aanu Ka Baxaynay KULMIYE Raggii Nala Yaabanaa, Maanta Ayey Nala Dareen Yihiin, Waanu ku Faraxsanahay In Aanu Isa Soo Gaadhnay”.Gudoomiye Cabdirisaaq

Hargeysa(Hayaannews): Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa waxa uu khudbad qiimo baddan ka jeediyay shirweynihii labaad ee Xisbiga WADDANI.

“Markii aanu ka baxaynay Kulmiye raggii nala yaabanaa, maanta ayey nala dareen yihiin, waanu ku faraxsanahay in aanu isa soo gaadhnay”.Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Mustafe_Janaale(#MJ)

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com