Nuxurka Khudbadda Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Aaga Ka Caagan Cashuuraha Ee Berbera DAAWASHO-WACAN 

“Waxan si gaar ah ugu mahadnaqayaa, nabaddaas, horumarkaas iyo quruxdaasi waxay ku timi dhiigga geesiyaasha qaranka ee maalin walba naftooda u huraya si aynu horumar u gaadhno oo inga mudan mahadnaq iyo xusuus gaar ah”.

“Mashaariicda laga hirgeliyey Berbera waxay ka dhigayaan dekedda mid awood u leh inay u adeegto gobolka iyo dalalka aan dekedaha lahayn eek u yaalla qaaraddeena, waana  tallaabo taariikhi ah oo dawladdu u qaadday dhinaca hirgelinta qorshihii horumarinta qaranka ee (NDP 1,2, &3)”

“Daah-furka suuqani waxa uu abuurayaa fursado ganacsi, shaqo abuur, korodhsi aqoon farsamo, mid maamul, mid adeeg, is-dhexgalka iyo wax wada-qabsiga caalamka”

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Musafe-Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com