HAYAANNEWS.NET
Nuxurka Kulan Dhexmaray Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Iyo Wakiilka Qarramada Midoobay
January 6, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Hayaannews)Ra’iiisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guulleed Khadar iyo wakiilka gaar ah ee Qarramada Midoobey James Swan oo ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka.

James Swan ayaa maalmihii ugu danbeeyayba wadday kulamo gooni gooni ah oo uu la lahaa hoggaamiyayaasha Soomaalida oo ay quseyso doorashada.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan ayaa dhowr jeer waxaa uu ugu baaqay saamileyda siyaasadeed ee dalka inay xal ka gaaraan Arrimaha doorashooyinka.

Wali waxaa taaggan khilaaf u dhaxeeya Villa Soomaaliya, qaar ka mid ah madaxda dowlad gobollleedyada dalka iyo musharixiinta mucaaradka kaasoo la xiriira sida ay dowladdu u maamuleyso doorashada oo loo arko mid hal dhinac u daneynaya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews