Prof Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka War-bixiyey Kullan Uu Madaxweyne Farmaajo Kula Qaatay Qadar Iyo Arrimo Xasaasi Ah Oo Kale

Hargeysa(Hayaannews) Prof Ismaaciil Hurru Buubaa, ayaa ka hadlay kullan uu dalka Qadar kula yeeshay Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, isagoo sidoo kalena ka hadlay shirqoolo ka dhanka Doorashada Golaha Wakiilada oo uu imaraadka carabtu soo maleegayo .