Qoraa Aaden Muuse Jibriil Oo Ku Eedeeyey Madaxweynihii Hore Ee Maxamed Siyaad Barre In Dhibaatada Haysata Umadda Soomaaleed Uu Ka Tagay.

Hargeysa(Hayaannews): Siyaasiga Ruug-cadaaga ahna qoraaga Aaden Muuse Jibriil ayaa waxa uu ku eedeeyey Madaxweynihii hore ee Umadda Soomaaliyeed Maxamed Siyaad Barre in dhibaatada haysata maanta umadda Somaaliyeed uu yahay dhaxalkii qadhaadha ee uu ka tagay.

Telefiishanka Caalamiga ah ee SAAB TV ayaa wareysi uu siiyay Dr. Aaden Muuse Jibriil ku sheegay. Hadaba Shabakada #Hayaannews ayaa macaamiisheeda u soo gudbinaysaa