“Reer Saaxil Iyo Jamaal Cali Xuseen Abaal-baan u Hayaa, Oo Hadaan Jamaal Noo Iman Xisbigu(UCID) Saaxadda Siyaasada Wuu Ka Bixi Lahaa oo Wuu Baabi’i Lahaa” Faysal C. Waraabe.

Berbera(Hayaannews): Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu abaal baddan u hayo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Iyo Reer Saaxil, isaga oo ku dooday haddii aan Jamaal Cali Xuseen ku soo biirin Xisbiga UCID inuu Saaxadda Siyaasadda ka bixi lahaa, isla markaana uu baabi’I lahaa.

“Reer Saaxil Iyo Jamaal Cali Xuseen abaal-baan u hayaa, oo hadaan Jamaal noo Iman Xisbigu Saaxadda Siyaasada wuu ka bixi lahaa oo wuu Iga Baabi,i lahaa”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Hadaba, Shabakada Wararka ee Hayaannews ka DAAWO

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland