Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland KULMIYE,UCID iyo WADDANI Oo Ay Dhammaatey Muddadii Dhaqan-galka Liisamadoodu.

Hargeysa(Hayaannews): Gudidda Diiwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inay dhammaatey muddadii dhaqan galka liisamada sadexda Xisbi qaran ee kala ah KULMIYE, WADDANI iyo UCID, sida awgeedna ay la xuquuq yihiin Ururada kale ee Siyaasada Somaliland laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 26 December 2022.

Qoraal Wargelin ah oo uu soo saarey Gudoomiyaha guddida Diiwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka Siciid Maxamed Cilmi oo nuqul ka mida ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews ayaa isaga oo faah-faahsan u dhignaa sidan;

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

Mustafe_Janaale

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com