Siyaasi Faarax Macalin Oo Eedaymo Kulul U jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

Nairobi (Hayaannews) — Siyaasiga Faarax Macallin oo mar soo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Faarax Macallin, ayaa ku tilmaamay Madaxweynaha Jabuuti mid ”qoonsanaya soo noqoshada Soomaaliya.”

Sidoo kale, Siyaasi Faarax Macallin ayaa waxaa uu nasiib daro aad u weyn uu ku tilmaamay in Madaxweyne Geelle uu Jabuuti u rogay dal qoys.