Hargeysa (Hayaannews):- Fannaanadda qosolka iyo codka isku-dartay ee Farxiya Kaba-yare, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Hargeysa Khamiistii maanta, waxaanay ka hadashay dareenka lagu qaabbilay.
Fannaanadda Soo dhawaynteedda waxaan u kala hadhin fannaaninta reer Somaliland oo fannaanadda ku soo dhaweeyey laab-xaadhan iyo qalbi-furaan. Fannaaniinta soo dhaweeyey iyo fannaanadda la soo dhaweeyey ayaa ka dareen bixiyey imaanshaha Fannaanadda luuqdda iyo qosol badnaanta isu-dartay ee Farxiya Kaba-yare.
Muuqaalkan hoose kaga bogo soo dhawayntaas iyo siday u dhacdayba.
