SOMALILAND: Gobolka Togdheer Oo Laga Mamnuucay Ciyaaraha Gobollada Muddo 4-Sannadood Ah


Hargeysa(Hayaannews): Gobolka Togdheer oo laga mumnuucay Ciyaaraha gobollada Somaliland muddo 4 Sannadood ah.kadib markii iyaga gudahoodu is khilaafeen.

Guddida dacwadaha iyo anshaxmarinta Ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa maanta soo saaray g’aamo ay ciyaaraha kaga mamnuucayaan muddo afar sanadood ah gobolka Togdheer.

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com