SOMALILAND: Guddoomiye Axmed Cabdi-DHEERE Oo Amaro Faray Guddoomiyayaasha Xisbiga Ee Gobolada Dalka

Hargeysa(Hayaannews): Guddoomiye ku Xigeenka 2aad Ee Kulmiye Axmed Cabdi  Xuseen  (Axmed  Cabdi  Dheere)  ayaa  faray  Guddoomiyeyaasha Xisbiga ee Gobollada  dalka  Amarro kor loogu qaadayo Saamiga Haweenka Ee Golaha Wakiillada

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga (Axmed Cabdi Dheere, Oo Amray Guddoomiyeyaasha Xisbiga Kulmiye Ee Gobollada Dalka, inay Soo Raaciyaan ugu yaraan hal haween ah liiska murrashaxiinta Golaha Wakiillada ee ay soo gudbinayaan.

Sidaa waxa lagu sheegay  qoraal  maanta ka  soo baxay xarunta Kulmiye  oo uu ku saxeexan-yahay Guddoomiyuhu waxaanu udhignaa sidan: