SOMALILAND: Itoobiyaanka Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Dibad-bax Dhigay

Hargeysa(Hayaannews): Dadka qaxootiga ah ee ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta banaanbax cabasho ah ka sameeyey magaalada, iyagoo sheegay inay cabsi ka qabaan in dhib loo gaysto kadib markii la sheegay in dhawaan ilmayar oo gurigooda laga xadday lagu eedeeyey dad Oromada ka mid ah.

Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa meesha ka saaray inay jiraan dad halis ku ah amniga dadka Oromada ah ee ku nool Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com