SOMALILAND: Komiishanka Xuquuqal Iinsaanka Oo Si Adag U Cambaareeyey Sideed Hablood Oo Lagu Soo Xidhay Ku Labisashada Calanka Soomaaliya

“sideed Hablood Oo Lagu soo xidhay Ku la bisashada Calanka Soomaaliya Oo Berbera Ku Xidhan”

Hargeysa (Hayaannews) Koomishanka xuquuqal iinsaanka Qaranka Somaliland, oo ka hadlay 8 hablood oo lagu soo xidhay ku labishada calanka Soomaaliya kuna Xidhan Xabsiga magaalada Berbera.

Hablahan ayaa laga soo xidhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Koomishanku waxa ay tilmaameen in qaarka mida hablahaasi ay u bilaabatay waxbarashadii sannad dugsiyeedka 21 ilaa 22, halka kuwa kale ay u socotay waxbarashadii heerkooda jaamacadeed.

Warkan qoraalka ah ee ay soo saareen Komiishanka xuquuqal iinsaanka Qaranku oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Shabakada Wararka ee Hayaannews, waxaanay u dhignayd sidan:

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com