SOMALILAND: Liiska Magacyada Lixda Xubnood Ee Lagu Fuliyay Dilka Toogashada Ah.

 Hargeysa(Hayaannews: Liiska magacyada lixda xubnood ee ay xukuumadda Somaliland maanta ku fulisay dilka, kadib markii ay maxkamadaha Somaliland ku xukumeen dil toogasho ah.

Shabakada Wararka ee Hayaannews ayaa waxay heshay liiska magacyada xubnaha dilka lagu fuliyay, waxaanu dilku ka dhacay deegaanka Madheera ee Gobolka Saaxil,

Magacyada Marxuumiinta La Toogtay Ayaa Kala Ahaa.

1- Yaasiin Maxamed Yuusuf

2- Sharmaarke Sahal Oogle

3- Quulle Maxamed Cilmi

4- Khaalid Cabdi Xaydar

5- khadar Maxamed Warsame

6- Cabdikariim Maxamed Mahdi

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com