|
|||||
HAYAANNEWS.NET
SOMALILAND: Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti ka socda Koonfur Afrika
December 21, 2020 - Written by adminHargeysa(Hayaannews): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Xafiiska ku qaabilay wefti ka socda Xisbiga ANC ee haya talada dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xafiiska ku qaabilay wefti ka socda Xisbiga ANC ee haya talada dalka Koonfur Afrika oo uu hoggaaminayo Mr. Mhlekwa Nxumalo oo ah masuul sare oo ka tirsan xisbiga ANC. Waxaana Madaxweynaha kulankan ku wehelinayey Wasiirka Arimaha dibeda, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) Wasiirka arimaha gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Koonfur Afrika Ambassador Axmed Jaamac Xasan iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga kulmiye, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheer. Sidoo kale waxa kulankan ku wahelinayay Safiirka Somaliland Dhinaca weftigan ka socday Koonfur Afrika ayaa waxa ay koobnayeen.
Mustafe-Janaale Hayaannews, Office Email: Hayaannewssoma@gmail.com COMMENTS
|
|||||
|