SOMALILAND: Madaxweyne Biixi Oo Ka Jawaabay Baaqii Shacabka

Hargeysa(Hayaannews): Madaxweynaha Somaliland Md .Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qaabbilay Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge oo ah mudanaha ugu codka badnaa musharrixiintii doorashada Somaliland.

Murashax Cabdikariin Axmed Mooge ayaa waxa uu haysta kalsoonida shacabka oo ugu codeeyey inuu noqdo Maayirka Caasimada Hargeisa, isaga oo cod haysta  26296 cod.

Kulanka labada mas’uul ayaa kusoo beegmaya xilli uu taagan yahay loolanka loogu jiro maayirnimada Hargeysa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com