SOMALILAND: Mareeyaha Hay’adda Madaarada Oo Sameeyay Magacaabis Iyo Isku Bedel.

Hargeysa(Hayaannews): Maareeyaha Guud ee Hayada Duulistaiyo Madaarada Somaliland oo magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay madaxda Hayada Madaarada iyo Madaarka  Cigaal International Air port.

Sidaana waxa lagu sheegay war qoraala oo ka soo baxay Mareeyaha Hay’ada Madaarada  Somaliland oo maanta nuqul ka mid ah ay heshay Shabakda Wararka ee #Hayaannews waxaanu dhignaa sidan:

“Hay’ada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimadu  waxa loo sameeyay qaab dhismeed maamul ( Organization structure),kaas oo waafaqsan xeer Lr 70 2017, isla markaana la jaanqaadaya  hayadaha duulimaadada caalamka (Civil Aviation Authorities) iyo madaaraada caaalamka , taas oo ay iska kaashadeen hayada shaqaalaha Dawlada.

Isaga oo tix raacaya qaab dhismeedka cusub ee Hayada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimada , ee  dhawaan soo baxay , Maareeyaha Guud ee Hayada Duulista iyo Madaarada JSL, Mudane Cumar Sayid Cabdilahi Aadan wuxuu magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay  agaasime waaxeedyada iyo maamulka madaarka caalamiga ah ee Cigaal.

Laba wareegto oo ka soo baxay xafiiska maareeyaha maanta,  oo ay taariikdhu tahay 01 /08/2021 ayuu ku magacaabay saraakiishan hoos ku qoran.

Xarunta Hay’adda  Duulista & Madaaarada Jsl

Magaca                         Xilka

01: Cabdi xakiim Maxamuud Axmed Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo lacagta

Director of Admin and Finance

02: Aniisa Maxamed Xuseen       Agaasimaha Waaxda Qorshaynta

Director of Planning, Policy and Strategy

03: Mukhtaar  Abdisalaan Xasan Agaasimaha waaxda Duulimaadyada iyo nidaaminta

Director of Civil aviation and Regulation

04: Maxamed Xuseen Jaamac       Agaasimaha Hagida iyo hawada

Director of Navigation and Airspace

05: Cismaan Maxamed Cabdi  Agaasimaha Waaxda Cududa Shaqaalaha

Director of Human Resource

06: Cabdikariim Maxamed Biixi Agaasimaha Waaxda Madaarada JSL

Director of Airports

07: Xamse Aadan Cali        Agaasimaha Waaxda Tiknoolajiyada

Director of Information Technology

08:  Ibraahim Xuseen Muuse    Hantidhawraha Gudaha ee Hayada

Internal Auditor for CAAA.

09:  Nageeye Maxamed Xasan Wakiilka mashruuca madaarka Berbera

Berbera PIU Coordinator

Madaarka Hargeysa

Magaca   Xilka     Waaxda

01: Axmed Maxamed Carab  Maamulaha Madaarka Hargeysa W. Madaarada

02:  Khadar Jirde Siciid         M/Xigeenka Madaarka Hargeysa W.Madaarada

03: Kayse Cabdi Giire         Madaxa Hawlgalinta M.Hargeysa W. Madaarada

04:  Maxamed C/llahi Caarshe Madaxa Dabdamiska (RFF) W.Madaarada

05: Khaalid Xasan Cabdi    Madaxa amniga madaarka (AV security) W.duulimaadada

06: Amiin Maxamed Aadan  Ku xigeenka Madaxa amniga W.Duulimaadyada

07: Safiya Ibraahim Gamuute     Madaxa AIS  W. Hagida iyo hawada

08: Maxamed Cabdi Muumin     Madaxa ATC W. Hagida iyo Hawada

09: Aadan Xasan Maxamed  Madaxa Saadaasha (Met)  W.Hagida iyo Hawada

10: Cismaan Ibraahim Cabdi  Madaxa cududa shaqaalaha W.Cududa Shaqaalaha

11: Xamda Maxamed Yuusuf   Madaxa Biilasha  ( Head of billing) W.Maamulka

12: Samiira Muuse Cabdi Madaxa xisaabaadka W.Maamulka

13: Sahra Cabdi Guuleed Khasnajiga Madaarka Cigaal W.Maamulka

14: C.casiis Maxamed Xaashi    Madaxa VIP yada Madaarka Cigaal

15: Maxamed Abiib Aadan   Madaxa Parking Madaarka Cigaal

16: Cabdi Cumar Ismaaciil  Madaxa Nadaafada Madaarka Cigaal

17: Faysal Jaamac Maxamed  Beeraha iyo dayactirka Madaarka Cigaal

18: Muniir Maxamed Cali Madaxa CCTV and Sound Madaarka Cigaal

19: Asad Ibrahim Aadan    Madaxa Adeega (Customer care) Madaarka Cigaal

20: C/Risaaq Saleebaan Cashuur Madaxa laydhka garoonka Madaarka Cigaal

21: C.fataax Xasan Daauud Madaxa ilaalinta dhaqdhaqaaqa gudaha & dibada madaarka (Apron & land side control officer. Madaarka Cigaal”

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com