SOMALILAND: Natiijada Hordhaca Ee Codbixinta 15 Degmo-doorasho Oo La Shaaciyay

Hargeysa (Hayaannews)- Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa maanta shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka ee 15 degmo-doorasho oo ka tirsan 23 degmo-doorasho ee Somaliland ka kooban tahay.

Degmooyinka lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee codbixinta, ayaa kala ah Taleex, Xuddun, Lughaya, Saylac, Gar-adag iyo Sallaxley, Laascaanood, Buuhoodle, Balligubadle, Ceel-Afweyn, Oodweyne, Caynaba, Baki, Ceerigaabo iyo Sheekh

Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa hoggaaminaya inta badan lixda degmo ee codbixintooda lagu dhawaaqay. 15 degmo Doorasho, waxaana ilaa hadda tirada kuraasta lagu kala guulaystay hoggaaminaya xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.

Xisbiga Kulmiye, ayaa ilaa immika ku guulaystay 67 Kursi, halka xisbiga Waddani ka haysto 54 kursi. Xisbiga UCID, ayaa haysta 30 kursi guud ahaan 15 degmo doorasho ee codbixintooda la shaaciyey.

  1. Sallaxley

 Natiijada hordhaca ah ee Degmada Sallaxley ee golaha deegaanka

KULMIYE  = 4

UCID          = 3

WADDANI  =2.

 

  1. Gar-Adag

2.1  Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag ee golaha deegaanka.

 

KULMIYE  = 4

WADDANI  =3

UCID           =2

 

  1. Salylac

3.1:  Degmada Saylac ee golaha deegaanka

KULMIYE    = 4

 WADDANI   = 4

 UCID           =  3

 

  1. Xudun

4.1. Degmada Xudun

Natiijada hordhaca ah ee golaha deegaanka ee Xudun 9 Xubnood.

 

  1. KULMIYE =7
  2. =2
  3. UCID =0

 

  1. Lughaya

5.1 Natiijada hordhaca ah ee degmadda Lughaya ee golaha deegaanka.

 

a).  KULMIYE  =5

  1. b) WADDANI =2
  2. c) UCID =2

 

6.TALLEX

6.1; Najiijada hor-dhaca ee Degmada Taleex 9 Xubnood.

 

KULMIYE  = 6

WADDANI = 3

UCID          = 0

 

  1. LAASCAANOOD

7.1 Natiijada Hor-dhaca ee degmada Laascaanood: 13- Xubnood

 

KULMIYE  =5

WADDANI =5

UCID          =3

 

8: Buuhoodle

 8.1 Natiijada hor-dhaca ee Degmada Buuhoodle

 

WADDANI = 5

KULMIYE  = 4

UCID         =2

 

  1. Balligubadlle

 9.1: Natiijada Hor-dhaca ee degmada Balligubadle isku geyntoodu waa 9 Xubnood.

 

KULMIYE  = 4

WADDANI  =3

UCID          =2

 

10: Ceel-Afweyn

 10.1:Natiijada hor-dhaca ee degmada Ceel-Afweyn isku geyntoodu waa 11- Xubnood.

 

KULMIYE  = 5

WADDANI =  3

UCID         =   3

 

11: Oodweyne

 11.1 Natiijada hor-dhaca ee degmada Oodweyne isku geyntoodu waa 11-Xubnood.

 

WADDANI  = 6

KULMIYE   =  4

UCID           =  1

 

12: Caynaba

 12.1 Natiijada hor-dhaca ee degmada Caynaba isku geyntoodu waa

 

KULMIYE  =4

WADDANI =2

UCID         =3

 

13: BAKI

 13.1 Natiijada hor-dhaca ee degmada Baki

 

KULMIYE = 3

WADDANI = 5

UCID         =  1

 

14: Ceerigaabo

 14.1: Natiijada hor-dhaca ee Degmada Ceerigaabo isku geyntoodu waa 13-Xubnood.

 

WADDANI =6

KULMIYE=5

UCID        = 2

 

15: Sheekh

 15.1 Natiijada hor-dhaca ee degmada Sheekh

 WADDANI =3

KULMIYE   =3

UCID           =3

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net  oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com

 

 

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com