Somaliland Oo Xayiraadda Ka Qaaday Muuq-baahiyaha Universal TV

Hargeysa(Hayaannews): Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa xayiraaddii ka qaaday Teleefishanka Universal kadib markii ay bixiyeen lacag ganaax ah oo la dul-dhigay TV-gaasi, lacagtasi oo dhamayd $15,000.

Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinya Cabdinaasir Cumar Jaamac oo maanta nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews, waxaanu dhignaa sidan: