SOMALILAND: Sheekh Aadan-SIIRO Oo Bulshada Uga Baaqay, Inaanay Dooran Goleyaal Deegaanka oo Lagu Khasaaro

Hargeysa (Hayaannews)-  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiir (Sheekh Aada-nsiiiro) oo kamid ah culimada waawayn ee dalka ayaa ugu baaqay shacabka in ay ka digtoonaadaan shaqsiyaadka ay u soo xulanayaan doorashada goleyaasha Deegaanka.

Sheikh Aadan Siiro ayaa madaxwaynaha Somaliland uga digay in uu soo faro galiyo dorashada dadkana uu u dooro cid aanay doonaynin.

Sidoo kale, waxaa uu shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay isdiwaan galinayaan qataana kaadhka Codbixinta oo uu sheegay in uu yahay ka ay ku go,aamin doonaan cida ay dooranayaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO