SOMALILAND: Wasiirka Warfaafinta Oo Iskushaandheeyey Qaar Ka Mid Ah Agaasimeyaasha Waaxaha

Hargeysa(Hayaannews)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah Waaxaha Wasaaradda, halkuu isku beddel ku sameeyey qaar kalena.

Sidaasna waxa lagu sheegay  Warsaxaafadeed uu maanta soo saaray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md. Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee #Hayaannews waxaanu u qornaa sidan: