Sidaasna waxa uu Wasiirku ku sheegay Wareegto uu soo saaray shalay
oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Hayaannews, kaasi oo u dhignayd
sidan:-
“Anigoo tixgelinaya
ahmiyadda weyn ee ay qaranka u leedahay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka
iyo Wacyigelinta, isla markaana
gudanayna shaqada baaxada leh ee
aynu u hayno Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan Warbaahinta kala
duwan ee ka hawlgasha Gudaha JSL.
Haddaba, laga bilaabo
maanta oo taariikhdu tahay 22 November 2020, waxa aan magacaabay Guddida magacyadoodu
hoos ku xusan yihiin, kuwaas oo ka shaqeyn doona hadday noqoto dib u eegista
ruqsadihii hore loo bixiyey iyo cusboonaysiinta Ruqsadaha Warbaahinta oo ay
bixiso Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta.
Magacyada Guddida uu Wasiirku magacaabay waxa ay kala
yihiin:-