SOMALILAND: Wasiirka Ciyaaraha Oo Sagootiyey Garsooreyaal Loo Diray Dibada baxay dibada

Hargeysa(Hayaannews): Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa amba bixisay garsooreyaal ka tirsan bahda Ciyaaraha oo aqoon-korodhsi ugu baxay dalka dibadiisa.

Wasiirka Wasaaraddaasi Boos Mire Maxamed oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan waaxyaha Wasaaradda ayaa garsooreyaashan u qabtay munaasibad sagootin ah.

Wasiir Boos oo halkaasi ka hadlay ayaa kula dardaarmay garsooreyaasha inay ka faa’idaystaan culuumta la soo barayo, dedaal iyo dareen qoto dheerna u furtaan aqoon-korodhsiga.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com