|
|||||
HAYAANNEWS.NET
SOOMAALIYA: Madaxweyne Farmaajo Oo Bogaadiyey Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka
November 9, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Hayaannews): Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay ee dalka Mareykanka, Joe Biden iyo ku xigeenkiisa Kamala Harris. Qoraal
kooban oo madaxweyne Farmaajo uu soo dhigay bartiisa twitterka, ayuu ku sheegay
in Soomaaliya ay u rajeyneyso madaxweynaha cusub inuu ku guuleysato
dadaalladaadiisa.
![]() Hayaannews, Office Muqdiso, Soomaaliya Email: Hayaannewssoma@gmail.com COMMENTS
|
|||||
|