SOOMAALIYA: Madaxweyne Farmaajo Oo Ergo U Direy Madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubaland

Muqdisho(Hayaannews): Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa ergo madaxweynayaal ah u diray Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland si  loogu soo qanciyo in ay ka soo qayb-galaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxwaynayaasha ergada ah ayaa waxay kala yihiin madaxwaynaha Galmudug, madaxwaynaha Koonfur Galbeed iyo madaxwaynaha Hirshabeele,

sidaas waxaa baahisey wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA

#Hayaannes, Office

Muqdisho, Soomaaliya

Email: Hayaannssoma@gmail.com