Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland  Oo Ku Taliyey In Siyaasad Ahaan La Mideeyo Xisbiyadda Mucaarida WADDANI iyo UCID

Hargeysa (Hayaannews)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa talo dhaxal gal ah u soo jeediyay Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku taliyay in Ucid iyo Waddani la mideeyo.