Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dacwada Ka Dhanka Ah Ganacsade Axmed Osmaan Geelle

Hargeysa(Hayaannews): Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa si adag uga hadlay dacwada ka dhanka ah Ganacsade Axmed Cusmaan Geelle iyo Xayiraada hantidiisa.

“Arrinka Ganacsade Axmed Osmaan Geelle waa gardarro”Ayuu yidhi Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir