Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay In Dugsiyada Dalku Fasax Yihiin Laga Bilaabo Muddo Saddex Bilood Ah. 

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed-TOORNO ayaa maanta shaaciyay in Dugsiyada Waxbarashada dalku fasax yihiin laga bilaabo April 13, 2021 ilaa July 3, 2021.

Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaarada Waxbarashada Somaliland HALKAN HOOSE KA AKHRISO: