Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Xabsiga U Taxaabay Madaxii Baahinta Telefiishanka Qaranka Somaliland

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa xabsigga u taxaabay Madaxii Baahinta Telefishanka qaranka Somaliland Ugaas Axmed Majabir.

Ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo la xidhiidha xadhiga Suxufi Ugaas oo la xidhiidha Xadhigiisa iyo sababta loo xidhay.

Shabakada Wararka ee Hayaannews ayaa waxay isku dayday inay la xidhiidho Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore si aanu wax uga weydiino xadhiga Ugaas Majabir, balse noomay suuragelin oo waanu waynay.


Ugaas Axmed Majabir

Sidaa daradeed waa in si degdega xorriyadiisi loogu soo celiyaa Ugaas Axed Majabir