Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo War Ka Soo Saarey Xiliga La Xusayo Maalinta 18-ka May

Hargeysa (Hayaannews):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu maanta sheegay in xuska 18 may la qaban doono maalinta ay ku beegan tahay iyada oo ay tahay Ramadaan

https://www.youtube.com/watch?v=T5t4zz9XKA4