Wefti ka socda dalka Suudaan oo booqasho ku yimi Somaliland

Suudaan(Hayaannews): Wefti ka socda dalka Suudaan oo booqasho ku yimi Somaliland

Weftigan oo ka socday dawlada suudaan ayaa soo gebgabeeyey booqasho ay ku tageen dekeda Berbera ee ay maamusho Shirkadda DP World, u-jeeddadooduna waxay ahayd sidii wax uga ogaan lahaayeen waayo-aragnimada ay DP World ay maamusho dekeda Berbera.

HALKAN KU DHUFO OO BOOQO WARKII