Xaflada Daah-furka Buuga ‘HAWAALE WARRAN’ Ee Uu Qoray Abwaan-HADRAAWI Oo La Muddeeyey.  

Hargeysa(Hayaannews): Buug xog Baddan Xambaarsan oo lagu magacaabo “HAWAALE WARRAN” oo uu qoray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “HADRAAWI”, ayaa xaflada Daah-furka la filayaa in maalinta Jimcaha ee ay Taariikhdu tahay 16.7.2021 lagu qabto Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Buugaan cusub oo ay ku duugan tahay xog baddan, ayaa waxa isku soo duba riday, isla markaana Tifaftiray Mohamed Muhammad Suleiman shaqo waxtar leh ayaad ifka u soo saartay ilaahay ha kaa abaaliyo.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com