” Xarunta Isgaadhsiinta ee Wasaaraddu May Guban ee Waa La Gubay” Guri-barwaaqo

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Gui-barwaaqo ayaa sheegay in la gubay xarunta isgaadhsiinta ee Wasaarada Warfaafinta

” Xarunta Isgaadhsiinta ee Wasaaraddu May Guban ee Waa La Gubay” Wasiirkii Hore ee Warfaafinta