Xeer-ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashay Xubnaha Loo Heysto Musuqmaasuqa

Hargeysa (Hayaannews) –Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inuu horyaalo dacwada ay u soo gudbiyeen Hanti-dhowrka guud, oo eedaymo musuq-maasuq u haysta Wasiirada Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Gaashaandhiga.