Xildhibaan Cabdiqaadir-JIRDE Oo Si Aadag Ugu Dhaliilay Xukuumadda Nashqada Cusub Ee Ay U Samaysay Taalada Diyaarada

Hargeysa (Hayaannews) – Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dib u habaynta lagu sameeynayo taalada Diyaaradda ee magaalada Hargeysa.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sidoo kale arin qalada ku tilmaamay naqshada cusub ee xukuumadu u samaysay Diyaarada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO