Xildhibaannada Golaha degaanka Hargeysa oo wax lagu qoslo ku tilmaamay Xeer Wakiillada horyaalla
April 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa (aftahannews):- Xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa, ayaa waxaan la aqbali karin ku tilmaamay qodobbo ku jira xeer isniintii loo qaybiyey Mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland oo xasaanadda xildhibaannada iyo meeqaamka caasimadda wiiqaya.