HAYAANNEWS.NET
Xisbiga KULMIYE Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Togdheer
November 15, 2021 - Written by admin

 Hargeysa(Hayaannews): Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa magacaabay guddoomiye cusub oo xisbiga u qaabilsanaan doona Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Mudane, Mukhtaar Axmed Cali ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer.

Magacaabistan oo ku soo baxday wareegto uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Dheere waxay u dhignayd sidan hoose:

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews