Xogaha Buufinta Basaasnimada Ee Lagu Arkay Hawada Mareykanka Iyo Dib-U-Dhaca Safarkii Blinken Ee Shiinaha

Secretary_Blinken's_Official_Department_Hayaannews

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Antony Blinken ayaa dib u dhigay safarkiisa Shiinaha, kadib markii la ogaaday buufin amma qalabka duula oo ay leedahay dowladda shiinaha ah oo dul heehaabaya hawada Mareykanka.

Secretary_Blinken’s_Official_Department_Hayaannews