Xsbiga KULMIYE Oo Kharashka Murashaxnimada Ka Dhaafay Murashixiinta Beelaha Laga Tiradda Baddan Yahay Iyo Haweenka.

Hargeysa(#Hayaannews): Xisbiga KULMIYE ayaa kharashka musharraxnimada ka dhaafay Musharrixiinta Beelaha laga tirada badan yahay iyo Haweenka ee ka sharraxan xisbigaasi

Sidaa waxa lagu sheegay qoraalka ka soo baxay Xisbiga KULMIYE oo ay caawa heshay nuqul ka mida Shabakada Wararka ee #Hayaannews, waxaau u dhignaa sidan: