Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Dagaal Ku Soo Qaaday Aqalkii Ganacsade JABUUTAAWI Ee Hargeisa

Ganacsade Maxamed Cabdiraxmaan Caraale (JABUUTAAWI)

Hargeisa(#Hayaannews): Wasiirka Hawlaha guud, dhulka  iyo Guriyeyna Somaliland Mustafe Maxamuud Cali (Godane) ayaa maanta soo saarey wareegto uu ku xayirayo guri ku yaala galbeedka Wershada Pepsiga , inaan la iibin karin la rahmi karin.lana hibeyn karin inta xukuumaddu kala wareegayso ganacsade Maxamed Cabdiraxmaan Carraale oo isagu gacanta ku haya.

Wareegtada Wasiir Mustafe Godone ku xayirey gurigaas oo hore ganacsaduhu uga bedeshay guri kale aay lahayd Xukuumada Somaliland ayaa iyada oo faahfaahsan u dhigneyd sidan

Ganacsade Maxamed Cabdiraxmaan Caraale (JABUUTAAWI)