Xukuumadda Oo Ka Hadashay Waaran Lagu Xidhayo Ganacsade Axmed Cusmaan Geelle
April 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Hayaannews):
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inaanay
haynin waaran lagu soo xidhayo Ganacsade Axmed Cusmaan Geelle.
“Ma Hayno Wax waarana Oo loo Jaray Ganacsade Axmed Geele” Ayuu yidhi Wasiir Maxamed Kaahin Axmed oo manta warbaahinta la hadlayay