Xukuumadda Somaliland Oo Qiime Dhimis ku Dartay Wakhtigii Lagu Beddelayey Sumadda
March 13, 2019 - Written by editor editor
Wareegtadan oo soo baxday 12/ 3/2019 wuxuu Wasiirku ku sheegay in wakhtigaasi lagu daray 3 bilood isla mar ahaantaasna Wasaaradda Gaadiidku samaysay qiimo dhimis xaga lacagta lagu qaadanayo Sumadda Gaadiidka, qiimo dhimistan ayaa waxa ay ka bilaabmataa 12/3/2019 ilaa bisha June.