HAYAANNEWS.NET
Xukuumadda Soomaaliya oo Kala Dirtay Guddigii Rugta Ganacsiga iyo Sababta
December 28, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Hayaannews):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kala dirtay Guddiga Rugta Ganacsiga Soomaaliya, ka dib markii ay dhaqaaq muuqda ka samayn waayeen dhanka horumarka ee looga baahnaa.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa si rasmi ah u kala diray Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Waxaanu ku sababeeyey kala dirista Guddiga xaalado cakiran oo cuuryaamiyey horumarka ganacsiga Soomaaliya iyo wax ka qabasho la’aanta arrimahaas.

Wasiirka Ganacsigu, waxa kale oo uu magacaabay Guddi Ku-meel-gaadh ah oo howshooda tahay sii wadidda Xil-howleedka Rugta Ganacsiga iyo diyaarinta doorashada maamul hufan oo ay yeelato Rugta Ganacsiga Soomaaliya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews