Bahda Hayaannews Oo Bogaadisay Axmed Quulle Aadan DOOL iyo Nawaal Jaamac Caabi Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada BURCO

“NOQDA REERKII ISKU WAARA EE UBAD KHAYR QABA KALA HELA”

Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) iyo dhammaan hawl-wadeena ka hawlgalaa waxay hambalyo hawada u marinayaan

Caruuska Axmed Quulle Aadan DOOL

iyo

Caruusada Nawaal Jaamac Caabi

Oo Meherkoodu maanta oo ay taariikhdu ahayd 18 October 2019-Ka ku qabsoomay Masaajidka SAALIXIYA ee Magaalada Burco. Waxaaanu leenahay noqda reerkii isku waara ee Ubad Khayr qaba kala hela, ee Noqosha Badhaadhe iyo Farxad-ba ku noolaadaa,

Aamiin……………………………Aamiin……………………….Aamiin

Boqorada Axmed Quule Aadan DOOL iyo BOQORADA JAMAAL CAABI