Bahda Hayaannews Oo Tacsi U Dirtay Amaal Cali Haybe Oo Walaasheed Marxuumad #Kaltuun_Cali_Haybe Ku Geeriyootay Dalka Ingiriiska.

Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) iyo dhamaan hawl-wadeenada ka hawlgalaa waxay tacsi u dirayaan Amaal Cali Haybe oo Walaasheed Marxuumad #Kaltuun_Cali_Haybe oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 26.11.2020 ku geeriyootay dalka Ingiriiska.

Sidoo kale, waxaan tacsiyadeynaynaa #Xamse_Cali_Qaafil oo ay Marxuumadu Kaltuun Cali Haybe ay Xaaskiisa ahayd.

Marxuumadda ILAAHAY ha u naxariisto, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadi, iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland ee ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Aamiin…………………………..Aamiin………………………Aamiin