Bahda #Hayaannews Oo Tacsi U Dirtay Suxufi #Xasan Xuseen Cabdilaahi (Keefkeef) Oo Aabihii Marxuun #Xuseen_Cabdilaahi Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Hargeysa(#Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (#Mustafe_Janaale) iyo dhammaan hawl-wadeenada ka hawlgalaa waxay tacsi u dirayaan #Suxufi_Xasan_Xuseen_Cabdilaahi (#Keefkeef) oo Aabahii Marxuum #Xuseen  Cabdilaahi caawa oo ay taariikhdu ahayd 24.7.2021 ku geeriyootay Magaalada Hargeisa

Marxuumadda ILAAHAY ha u naxariisto, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadi, iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland ee ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Aamiin…………………………..Aamiin………………………Aamiin