Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Siciid Cabdilaahi Yuusuf (Siciid Caddayle) Iyo Muuna Maxamed Ibraahim Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa

Axmed Maxamed Fidhin (Axmed-Maaweel) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale)

Mukhtaar Xayle Jacfaan iyo Xaaskiisa

Aamina Cabdi Nuur

Shamsu-diin Cabdi Xasan

Cabdi-Najiib Yuusuf Jaamac

Cabdiwahaab Daauud Maaweel

Aamiin Axmed Cali

Ayaanle Aadan Cabdi

Dhamaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan

Siciid Yuusuf Cabdilaahi (Siciid-Caddayle)

Iyo

Muna Maxamed Ibraahim (Muna Dollar)

Oo Meherkoodu dhawaan ku qabsoomay Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ee Ubad khayr qaba kala hela

Aamiin………………………Aamiin……………………………….Aamiin